Wednesday, March 5, 2025
HomeAll NewsFANO oo Sheegtay Iney Askar Badan Dishay Itoobiya Maxaabiisna ka Qabatay.

FANO oo Sheegtay Iney Askar Badan Dishay Itoobiya Maxaabiisna ka Qabatay.[DHAGEYSO]

Dagaallo culus oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay woqooyiga dalka Itoobiya ayaa waxaa laga helayaa tafaasiil dheeraad ah.

Dagaallada ayaa waxa ay si gaar ah uga dhaceen goballada Gonder iyo Gojjam ee gobalka Amxaarada, kuwaas oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

FANO ayaa sheegtay in askar badan oo katirsan Xabashida Itoobiya ay ku dishay dagaallada kuwa kalana ku dhaawacmay, ayna jiraan maxaabiis ay gacanta ku dhigeen.

Gobalka Oromiya ee isla Itoobiya waxaa isana ka dhacay, dagaallo u dhexeeya Jabhadda Oromada OLA iyo ciidanka Xabashida Itoobiya.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.