Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsFashil Dagaal Kadib Dowladda Fedaraalka oo Billawday Iney Habaartanto.

Fashil Dagaal Kadib Dowladda Fedaraalka oo Billawday Iney Habaartanto.[DHAGEYSO]

Dowladda Fedaraalka ayaa billawday iney habaartanto kadib markii ay ku jabtay dagaallada ka socdo gobalka Sh-dhexe.

Waxaa isa soo taraya madaxda iyo saraakiisha katirsan Dowladda Fedaraalka ee qeylo-dhaanta ka muujinaya weerarada cusub ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka wadaan qeybo kamid ah gobalka Sh-dhexe.

Yuusuf Daba-geed oo ah madaxweynaha ku xigeenka maamulka la baxay Hirshabeelle oo la hadlayay ciidamo ay dagaalgalinayeen ayaa waxa uu quus ka muujiyay dagaalka ay kula jiraan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Ciidamada ayuu sheegay iney yihiin labadooda lugood iyo qabligooda, isagoona habaartamay.

Halkaan ka Degso Warka Dowladda Fedaraalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.