Saturday, March 15, 2025
HomeAll NewsGudoomiyaha Awdheegle oo Qiray Inuu Isaga Cararay Degmada. .

Gudoomiyaha Awdheegle oo Qiray Inuu Isaga Cararay Degmada. [Dhagayso].

Gudoomiyaha degmada Awdheegle ugu magacaabanaa Dowladda Federaalka ayaa qiray, in saaka uu isaga cararay degmadaas kadib markii ay soo weerareen ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan kala deg Warka Gudoomiyaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.