Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsGudoomiyaha Gobolka Gedo oo Diiday Doorashadii Axmed Madoobe ee Kismaayo.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo Diiday Doorashadii Axmed Madoobe ee Kismaayo.

Cabdullahi Cabdi Jaamac Shimbir oo ah gudoomiyaha gobolka Gedo, ayaa sheegay inaaney aqoonsaneyn doorashada uu kusoo baxay Axmed Madoobe, awaamiirta maamulka Jubbaland-na aaney ka dhaqan galeynin gobolka Gedo.

Isagoo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayuu Shimbir wuxuu sharci darro ku tilmaamay doorashada Axmed Madoobe.

Dhanka maamulka Jubbaland warqad kasoo baxday waxaa Cabdullahi Cabdi Jaamac Shimbir lagu tilmaamay inuu yahay gudoomiyihii hore ee Gedo, xilliganna aanu wax xil ah ka haynin gobolka, baaritaannana ay ku socdaan, maadaama uu lunsaday raashiin loogu talogalay dad tabaaleysan, sida lagu sheegay war kasoo baxay maamulka Jubbaland.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.