Maamulka iyo howlwadeennada Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan waxay guud ahaan Umadda islaamka, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ah ugu hambalyeynayaan bilshada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Waxaan Nafteena iyo umadda islaamkaba ku waanineynaa in laga faa’ideysto fadliga ku jira bishan, oo ay diinta Islaamka si faafaahsan uga hadashey.
Inshaa’Allaah Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan waxay bishan barakeysan inta lagu guda jiro ay soo gudbin doonaa duruus iyo barnaamijyo xiiso leh oo faa’iido u leh Umadda Soomaaliyeed, kuwaasoo aan ogeysiisyadooda soo gudbin doonno saacadaha soo socda.
Waxan uhanmbaliyenaya dhaman umada islamka gaar ahan bulshada wilayatka gaara ahan wilayada jubooyinka gaar ahan dagmada salgle waxana leeyahy بشراكم بشراكم شهر الصوم اتاكم