Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsHaween kunool Burco oo Qeybiyay Kumanaan Nuskho oo Musxafka Quraanka ah.

Haween kunool Burco oo Qeybiyay Kumanaan Nuskho oo Musxafka Quraanka ah.

Haween hooyooyin ah oo kunool magaalada Burco islamarkaana isxilqmaaya, ayaa qeybiyay ugu yaraan shan kun oo kitaabka Quraanka kariimka ah, kuwaasoo ay ugu talogaleen in dadku ay ka faaideystaan.

Kutubtan ayaa isuga jira kuwa cusub, iyo kuwa duugoobay balse ay iyagu dib u dayactireen, si aaney masaxaaifta Quraanka ah u baabi’in.

Waxay kutubta Quraanka geeynayaan masaajidda, goobaha lagu barto Quraanka kariimka iyo cid weliba oo u baahan, sida ay u sheegeen warbaahinta.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.