Wednesday, March 5, 2025
HomeAll NewsHaweenka Kuunyo-Barrow oo Lagu Bogaadiyay Kaalintooda Dacwada. .

Haweenka Kuunyo-Barrow oo Lagu Bogaadiyay Kaalintooda Dacwada. [Dhagayso].

Qaar kamid ah culimada Diinta Islaamka oo deegaanka Kuunyo-Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose ku qabtay multaqo diineed ay kasoo qeybgaleen boqollaal kamid ah haweenka, ayaa bogaadiyay sida ay ugu heellanyihiin dacwada Islaamka.

Sheekh Aadan Sunne iyo Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim oo kamid ah culimada Wilaayaadka Islaamiga, ayaa sheegay iney aad ugu farxeen sida haweenka Kuunyo-Barrow degan ay ugu heellanyihiin Dacwada Islaamka.

Mashaa’ikhda ayaa haweenka u jeediyay kalimaad dacwi ah, oo xooga saarayay kaalinta ay kaga jiraan bulshada muslimka ah iyo iney muhiim tahay dhowridda Xijaabka sharciga ah.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.