Suuqa Xoolaha lagu iibiyo ee magaalada Kuunyo-barrow waxaa ka jira horumar ganacsi oo ballaaran, iyadoona maalinkiiba ay suuqa yimaadeen dad badan oo qaarkood ah ganacsato ka yimaada meelo ka baxsan deegaanka.