Wadada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh.Hoose, waxay kamid tahay meelaha ay isbaarooyinka badan uyaallaan Dowladda Fedaraalka, kuwaasoo dhibaayin kala duwan ay kala kulmaan dadka socotada ah.
Lacago baad ah ayaa safareyda halkaasi looga qaada, iyadoo 13 isbaaro ay yaalla masaafo dhan 20KM oo udhaxeysa Afgooye illaa iyo Muqdisho.
Halkan hoose ka dhegeyso faahfaahinta.