Baarlamaanka Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa insixiyay sharci dhigaya in masuuliyiinta dalkaasi ay la wareegaan lacagaha dadka Soomaaliyeed iyo kuwa kale ee ku dhaqan dalkaas.
Sharcigaan oo ay Itoobiya ubixisay magaca ah la wareegitaanka hantida lagu helay si aan caddeyn ayaa dhigaya, in ay si cad ula wareegi karto hantida qofkii ay rabaan.
Si guud arrintaan ayaa waxa ay saameyn ku yeelaneysaa dadka ku dhaqan Itoobiya gaar ahaan Soomalaida ku nool dalkaas oo ay horay dowladda Xabashida Itoobiya uheystay dhul ballaaran.