Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsItoobiya oo Dad Badan ku Dishay Duqeyn ay ka Fulisay Gobalka Amxaarada.

Itoobiya oo Dad Badan ku Dishay Duqeyn ay ka Fulisay Gobalka Amxaarada.[DHAGEYSO]

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ku waramaya in ugu yaraan 50 ruux oo rayid ah lagu dilay, duqeyn ay diyaaradaha Dowladda Xabashida Itoobiya ka geysteeb gobalka Amxaarada ee dhaca woqooyiga Itoobiya.

Gaadiid xamuul ah oo ku safrayay meel u dhaw degmada Dawunt ee dhacda waqooyiga Wollo ee gobolka Amxaarada yay diyaaraduhu la beegsadeen duqeynta.

Goobjoogayaal warbaahinta la hadlay ayaa waxa musiibo ah ku tilmaamay duqeynta ay geysteen diyaaradaha Itoobiya, ayna arkayeen dad go’go’ay oo daadsan wadooyinka.

Halkaan ka Degso Duqeynta Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.