Wednesday, March 5, 2025
HomeAll NewsJaaaliyadda Soomaalida Biljamka oo ka Hadlay Dhibaatooyinka ka Taagan Magaalada Diridhaba.

Jaaaliyadda Soomaalida Biljamka oo ka Hadlay Dhibaatooyinka ka Taagan Magaalada Diridhaba.

Odayaal kamid ah jaaliyadda Soomaalida ee ku nool dalka Biljamka kanansoo jeeda magaalada Diridhaba ayaa ka hadlay, dhibaatooyin kala duwan oo lagu hayo dadka Soomaalida ee ku dhaqan magaaaladaasi.

Shir jaar’id oo ay qabteen ayey ka hadleen arrintan waxayna sheegeen in maamulka Itoobiyaanka ah ee meesha ka jira uu barakicin iyo dhibaatooyin kale ku hayo dadka Soomaalida.

Waxay intaasi ku dareen in la doonayo dadka Soomaalida ee wali degan magaaalda in laga saaro, islamarkaana ay la wareegaan Itoobiyaanka.

Halkaan ka Degso Warka Odayaasha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.