Friday, March 14, 2025
HomeAll NewsJabhadda FANO oo Sarkaal iyo Ciidamo Itoobiyaan ah ku Dishay Gobalka Amxaarada.

Jabhadda FANO oo Sarkaal iyo Ciidamo Itoobiyaan ah ku Dishay Gobalka Amxaarada.

Kooxda FANO oo kamid ah jabhadaha dagaalka kula jira dowladda Itoobiya ayaa Millateriga xukuumadda Abey Axmad kula dagaallameysa deegaano kamid ah wadankaasi.

Dagaalladan ayaa si gaar ah kaga dhacaya degaano kamid ah gobolka Gojjam ee wadanka Itoobiya, sida ay warbaahintu kasoo xigatay xubin kamid ah jabhadda FANO.

Halkaan ka Degso Warka FANO

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.