Gobolka Sh/Dhexe oo kamid ah meelaha ay ka socdeen halganka looga soo korjeedo duulaanka shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalku ku qaadeen deegaanada lagu maamulo Shareecada Islaamka, ayaa wuxuu horay caan ugu ahaa iska dhicinta shisheeyaha.
Halgankaasi waxaa qeyb kamid ah ku suntan degmada Balcad oo ay saakay dagaal kula wareegeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Hadaba Mid kamid aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa qoray maqaal uu ugu hadlay, halgannadii lala galay shisheeyaha ee horay uga dhacay gobolka.