Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsKenya oo Dhibaato ku Heysa Ganacsatada Suuqa Khudaarta ee Wajeer.

Kenya oo Dhibaato ku Heysa Ganacsatada Suuqa Khudaarta ee Wajeer.[DHAGEYSO]

Dowladda Kenya ayaa dhibaato ku heysa ganacsatada suuqa Khudaarta ee magaalada Wajeer oo kamid ah dhulka NFD.

Ganacsatada suuqa qudaarta ee magaalada Wajeer gaar ahaan haweenka ayaa waxa ay sheegeen iney dhibaatooyin kala kulmayaan masuuliyiinta ay Dowladdab Kenya ka dhisatay magaalada Wajeer ee dhulka NFD.

Waxa ay tilmaameen in lacago xad dhaaf ah siyaabo kala duwan loogu soo rogo ganacsatada Suuqa, kuwaas oo aysan iyagu awoodin bixintooda.

Halkaan ka Degso Warka Wajeer

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.