Dalka Koonfur Afrika waxaa lasoo warinayaa inuu ka dhacay dul loo geysta mid kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalkaas.
Dilka ganacsadahaan Soomaaliga ah ayaa waxa uu si gaar ah uga dhacay xaafadda Joe slovo oo ka tirsan magaalada Port Elizabeth oo katirsan dalka Koonfur Afrika.
Burcad hubeysan ayaa waxa ay ganacsadahaan kusoo weerareen goobtiisa ganacsi iyagoo halkaasi ku dily, waxa ay sidoo kale dhac ugeysteen hantidii tiillay xarunta ay weerareen.