Wednesday, March 5, 2025
HomeAll NewsKooxo Hubeysan oo Xeebaha Gobalka Bari ka Afduubtay Doon Kalluumeysi.

Kooxo Hubeysan oo Xeebaha Gobalka Bari ka Afduubtay Doon Kalluumeysi.[DHAGEYSO]

Kooxahaan ayaa waxa ay doontaan oo aheyd mid kalluumeysi lagana leeyahay dalka Iiraan ka afduubteen, degmada Baargaal ee gobolka Raasi Casayr oo kamid ah dhulka uu ka arrimiyo maamulka la baxay Puntland.

Afduubta loo geystay doonta ayaa waxa uu dhacay maalintii shalay.

Kooxaha afduubtay doonta ayaa lasoo warinayaa iney lasii aadeen dhinaca badweynta, kuwaas oo ay xoguhu tilmaamayaan iney doonayaan afduubka maraakiibta shisheeye.

Halkaan ka Degso Warka Afduubka Doonta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.