Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsKulan Wadatashi ah oo Dhexmaray Maktabka Siyaasadda iyo Hogaanka Sare ee Xarakada...

Kulan Wadatashi ah oo Dhexmaray Maktabka Siyaasadda iyo Hogaanka Sare ee Xarakada Al-Shabaab.

Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa faafisay muuqaal shirweyne u dhexeeyey Maktabka Siyaasadda iyo Wilayaaadka iyo hogaanka guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaasoo looga hadlayay xaaladda wadanka.

Gebegebada kulanka waxaa kasoo baxay war saxaafadeed dhinacyo badan taabanaya, oo la xiriira xaaladda wadanka, kaasoo dhanka kale lagu diray fariimo kala duwan.

Halkan kala deg Bayaanka kasoo baxay Shirka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.