Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsMaamulka Koonfur-galbeed oo Kuwait u Saxiixay Iney Baraawe ka Dhisto Dekad ay...

Maamulka Koonfur-galbeed oo Kuwait u Saxiixay Iney Baraawe ka Dhisto Dekad ay Iyadu Maamaleyso.

Madaxweynaha maaulka la baxay Koonfur Galbeed, ayaa shirkad laga leeyahay Dalka Kuwait usaxiixay iney Baraawe ka dhisto dekad ay iyadu maamaleyso.

Cabdi Caziiz Laftagareen ayaa shirkadda Arabi Holding Group Company oo laga leeyahay Kuwait usaxiixay heshiis dhigaya iney dhisto dekad ay iyadu muddo 25 sano ah iska maamulaneyso, taasoo ku kacaysa $500 Malyan oo Doollar.

Shirkaddan ayaa mudada ay dekadda dhiseyso dhanka kale guraneysa kheyraadka kala duwan ee halkaasi ku jira.

Dekadda la sheegay in halkaasi laga dhisayo, ayaa dowaladaha ugu horreeya ee wax kala soo degaya waxaa kamid ah Itoobiya, taasoo aan ognahay iney dooneyso la wareegitaanka badaheenna.

Halkaan ka Degso Warka Heshiiska

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.