Maamulka la baxay Soomaaliland ayaa xarigga ka jaray manhaj lagu sheegay in lagu marin habaabinayo maxaabiista ku xiran xabsiyada gobollada waqooyi.
Munaasabad ka dhacday magaalada Hargeysa ayaa waxaa xarigga looga jaray manhaj waxbarasho oo kooban islamarkaana loogu tala galay maxaabiista ku xiran xabsiyada uu gacanya ku hayo maamulkaas.