Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsMaamulka Yahuudda oo Duullaan ku ah Dimishiq Qabsadayna Dhul Katirsan Suuriya.

Maamulka Yahuudda oo Duullaan ku ah Dimishiq Qabsadayna Dhul Katirsan Suuriya.

Maamulka gumeysiga Yahuudda ayaa duullaan bareer ah waxa uu kusoo qaaday dalka Suuriya, iyadoo taangiyadiisu ay billaabeen iney soo galaan gudaha Suuriya.

Ciidanka Kayaanka Suhyuuniga ah ayaa qabsaday dhul kamidnah Suuriya, iyagoo magaalada caasimadda ah ee Suuriya usoo jirsaday wax ka 30km.

Halkaan ka Degso Warka Yahuudda

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.