Monday, March 10, 2025
HomeAll NewsTaliye Mahdli & Masuuliyiin Kale oo Lagu Eedeeyay Iney Dhulboob ka Wadaan...

Taliye Mahdli & Masuuliyiin Kale oo Lagu Eedeeyay Iney Dhulboob ka Wadaan Muqdisho.

Taliyaha Boliska Gobalka Banaadir iyo masuuliyiin kale ayaa lagu eedeeyay iney dhulboob ka wadaan qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.

Dadkaan oo ku dhaqan degmada C/Casiis ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen, iney cabasho ka yihiin taliyaha Boliska Dowladda Fedaraalka ee Gobalka Banaadir ninka lagu magacaabo Mahdi iyo taliyaha saldhigga degmada C/Casiis ee magaalada Muqdisho.

Waxa ay sheegeen in raggaan ay boob ku hayaan dhulkooda oo ku yaalla degmadaas islamarkaana ay awood u adeegsadeen oo ay weerar kusoo qaadeen.

Halkaan ka Degso Warka Dhulboobka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.