Tuesday, March 11, 2025
HomeAll NewsMaleeshiyaad Taabacsan Dowladda Fedaraalka oo Isaga Baxay Dagaallada ka Socda Sh-dhexe.

Maleeshiyaad Taabacsan Dowladda Fedaraalka oo Isaga Baxay Dagaallada ka Socda Sh-dhexe.

Iyadoo deegaanno katirsan gobalka Sh-dhexe ay ka dhaceen dagaallo culus oo sababy in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay la wareegto dhul baaxad leh oo katirsan gobalkaas, ayaa waxaa geesta kale isa soo taraya askarta iyo maleeshiyaadka sheegaya iney isaga hareen dagaallada ka socda Sh-dhexe.

Qaar kamid ah maleeshiyaadka taabacsan Dowladda Fedaraalka ee ku sugan gobalka Sh-dhexe, ayaa waxa ay iclaamiyeen iney isaga baxeen dagaalkii ka dhanka ahaa Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, oo muddo ka badan 2 sano ah ay kaga jireen deegaanno katirsan gobalka Sh-dhexe.

Halkaan ka Degso Warka Maleeshiyaadka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.