Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul-Islaam Wal-Muslimiin ee ka dagaallanta Maali iyo dalal kale oo dhaca saxaraha iyo saaxilka Afrika, ayaa weerar dhabbagal ah oo aad loo soo qorsheeyay la beegsaday, ciidamo katirsan kuwa calooshood ushaqeystayaasha Fagner ee Ruushku iska leeyahay.
Askarta Fagner ayaa ku dhacay kamiinkii loo dhigay, waxaana halkaasi lagu gaarsiiyay khasaarooyin kala duwan.
Meydadka 7 askari ayaa la bilqay goobta dagaalka, waxaana lagu arki karaan sawirro ay baahisay Mu’asasada AZ-Zallaq.
Sido kale hub iyo rasaas faradan iyo agabyo kale ayaa laga furtay ciidamada Fagner, kuwaasoo ay kamid ah yihiin Rashiikaha, PKM, iyo Ak47.
Marar badan ayey sidan oo kale horay ciidamo katirsan Jamaacada Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin ugumaadeen calooshood-ushaqeystayaasha Fagner.