Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsMasuul Katirsan Maamulka Soomaaliland oo Lagu Eedeeyay Inuu Barakicin ku Hayo Dad...

Masuul Katirsan Maamulka Soomaaliland oo Lagu Eedeeyay Inuu Barakicin ku Hayo Dad Rayid ah.

Qoysas isku soo bax ka dhigay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la baxay Soomaaliland ayaa waxa ay kaga cawdeen masuul katirsan maaamulkaas.

Waxa ay tilmaameen in masuulkaan oo lagu magacaabo Qaalib uu barakicin iyo dhibaatooyin kale ku hayo dadka rayidka ah, dhulkoodana uu ka boobayo.

Halkaan ka Degso Warka Barakicinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.