Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsMasuuliyiin Hore oo Xasan Sheekh Ugu Baaqay inuu Dib u eegis ku...

Masuuliyiin Hore oo Xasan Sheekh Ugu Baaqay inuu Dib u eegis ku Sameeyo Dagaallada Sh-dhexe.

War qoraal ah oo ay si wada jir ah usoo saareen hogaamiyayaasha mucaaradka ah ee kala ah C/raxmaan C/Shakuur Warsame, Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre, ayaa waxaa eedeymo loogu jeediyay Dowladda Fedaraalka.

Waxa ay tilmaameen in fashilka dagaallada ka socda gobalka Sh-dhexe uu u laabanayo Dowladda Fedaraalka, waxa ayna dhanka kale sheegeen in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay lasoo baxday awood horleh.

Halkaan ka Degso Warka Mucaaradka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.