Deegaanka muhiimka ah ee lagu magacaabo Ceel Cali Axmed ayaa saaka waxa uu marti geliyay, weerar cagmarin ah oo ay qaadeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana deegaankan uu ahaa difaaca Aadan Yabaal iyo Moqokori.
Hadaba Maxaa Ka Cusub Ceel-Cali Axmad Kadib Markii Mujaahiidinta La Wareegeen, Maxaase Kasoo Kordhay Goobaha Kale ee Weerarka Lagu Qaaday?