Kahor dagaallada saakay ka dhacay degaanka Abooreey waxaa shalay gobolka Hiiraan qeybo kamid ah socdaal ku marayay saraakiil sar sare oo katirsan Dowladda Fedaraalka kuwaasoo askarta halkaasi ku sugan ugu tegay iney dagaal geliyaan, balse maanta wax lama filaan ah ay ku dhaceen.
Hadaba saraakiishan oo la sheegay iney kamid yihiin Sanbaloolshe oo ah Taliyaha sirdoonka Dowladda Fedaraalka iyo Yuusuf Dabageed oo ah Madaxweyne ku xigeenka maamulka la baxya Hirshabeelle, halkee ayey ku dambeeyeen.?