Cabdi-Raxmaan Al-Cadaala oo ah Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federaalka ayaa maalmo kahor sheegay, in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab aaney qaadi karin weeraro waaweyn oo cagmarin ah.
Maxaa Xigay Warkii Al-Cadaala ee ahaa Iney Al-Shabaab Weeraro Culus Fulin Karin?
RELATED ARTICLES