Gobolka Sh/Dhexe waxaa ku duugan qisooyin muujinaya sida ay Soomaalida kale kaga duwan yihiin dadka ku nool halkaasi, iyo waxa dhexmaray iyaga iyo shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka oo utagtay iyagoo duulaan ku ah ku dhaqanka Shareecada Islaamka, oo ay ku heleen nabadda iyo xasilooni.
Hadaba maxaad kala socotaa qisooyinkaasi.?