Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta weerar culus ku qaaday degmada Balcad ee gobalka Sh-dhexe, kadib markii ay jiireen fariisimihii ay askarta Dowladda Fedaraalka ku lahaayeen halkaas.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Millatariga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa warsaxafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay, in 23 xubnood oo katirsan Dowladda Fedaraalka ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen weerarka, halka lasii daayay maxaabiis badan ku xirnaa xabsiyada degmadaas.