Saturday, March 15, 2025
HomeAll NewsMaxamed Xuseen Rooble oo Sheegay in Dowladda Fedaraalka ay Wajaheyso Xaalad Adag.

Maxamed Xuseen Rooble oo Sheegay in Dowladda Fedaraalka ay Wajaheyso Xaalad Adag.

Maxamed Xuseen Rooble ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka ayaa sheegay, in Dowladda Federaalka ay wajaheyso xaalad adag, loona baahanyahay iney iskaashadaan mucaaradka iyo muxaafadka, haddii kalena ay dalka la wareegeyso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Isagoo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayuu sheegay Rooble in marka laga yimaado gobolka Shabeellaha Dhexe oo dagaallo adag ka socdaan, laga cabsi qabo in gobollo kalana ay ka billowdaan dagaallo waaweyn oo ay soo qaado Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkaan ka Degso Warka Rooble

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.