Monday, March 10, 2025
HomeAll NewsMeydadka Wiilal Dhalinyaro ah oo Laga Baadi Goobayo Wabiga Mara Buuloburde.

Meydadka Wiilal Dhalinyaro ah oo Laga Baadi Goobayo Wabiga Mara Buuloburde.

Tan iyo maalintii shalay waxaa wabiga mara magaalada Buuloburde ee gobalka Hiiraan laga baadi goobayaa, meydadka 2 dhalinyaro ah oo ku dhacay wabiga.

Aabaha dhalay mid kamid ah dhalinyaradaas sidoo kalana adeer u ah kan labaad, ayaa waxa uu ka warbixiyay qaabka ay wiilasha ugaleen wabiga iyo baadi goobka ay sameeyeen.

Halkaan ka Degso Warka Wabiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.