Sheekh Faarax Cali Xuseyn oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa bogaadiyay, dagaallada ay ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kaga jiraan gobolka Sh/Dhexe.
Sheekhu wuxuu dhanka kale bulshada ku dhiirigeliyay iney taageeraan halganka socda ee ka dhanka ah shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka.