Wednesday, March 5, 2025
HomeAll NewsMuhiimad Intee la Eg ayay Ku Fadhiyaan Saldhigyada Saaka La Weeraray>

Muhiimad Intee la Eg ayay Ku Fadhiyaan Saldhigyada Saaka La Weeraray>

Deegaannada ay saaka weerarada xoogan ku qaadeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab aya ku yaala goobo muhiim ah, waxaana ay difaacyo u ahaayeen magaalooyin katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe oo ay maamusho Dowladda Federaalka.

Hadaba ahmiyad intee la eg ayay ku fadhiyaan deegaannada Saaka la weeraray, maxayna ka dhigantahay in markaeliya la weeraro saldhigyo baaxaddan leh?

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.