Shacabka muslimka ah ee kasoo barakacay Suuriya ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa dhigay dibadbax farxadeed, oo ay ku muujinayaan sida ay ugu faraxsanyihiin in nidaamkii Nuseyriyada talada xoog looga tuuray.
Shacabkan oo isugu soo baxay magaalada Hargeysa, shucuurta farxadeedna ay kala qeyb qaadanayeen shacbka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in dhawaan ay rajeynayaan iney dib ugu laabtaan dalkooda.
Halkaan ka Degso Warka Hargeysa