Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa duruus iyo muxaadaraad ku saabsan Ramadaanka, waxaana kamid ah muxaadaro uu jeedinayo Sheekh Nuur Macallin C/raxmaan Allaha unaxariistee oo looga hadlayo soo dhaweynta bisha Ramadaan.