Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsMuxuu Yahay Taxanaha Guul-Sidayaashii Islaamka? .

Muxuu Yahay Taxanaha Guul-Sidayaashii Islaamka? [Dhagayso Xogo Muhiim ah].

Inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaan barnaamijka Dhacdooyinka Dunida kusoo gudbin doonnaa taxane loogu magacdaray “Guulsidayaashii Islaamka”, kaasoo soo bandhigaya qisaska halyeeyo hogaamiyaal ahaa.

Hadaba maxay tahya silsiladda “Guulsidayaashii Islaamka”, macluumaad iyo xogo noocee ah ayayna soo gudbineysaa? Waxaan su’aashaas weydiinnay wariye Cabdalla Mukhtaar oo ah tabiyaha taxanahan.

Halkan kala deg Falanaqeyn- Guulsidayaashii Islaamka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.