Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsNusratul Islaam oo Weeraro ka Fulisay Dalalka Maali iyo Burkina Faso.

Nusratul Islaam oo Weeraro ka Fulisay Dalalka Maali iyo Burkina Faso.

Ciidamada Jaamacada Nusratul-Islami Wal-Muslimiin ayaa dhawaan qaraxyo dhowr ah gudaha dalka Maali kula beegsaday askar katirsan kuwa xukuumadda Bamako, iyo calooshood ushaqeystayaasha Ruushka ee Fagner.

Dhank kale waxay askart katirsan Jaamacada Mujaahidiinta Nusratul-Islami Wal-Muslimiin qaraxyo dhowr ah ku weerareen, ciidamo katirsan kuwo Burkiina-Faaso u uku jiray roondo, waxayna gaariisyeen khasaare weyn oo isugu jira naf iyo maal intaba.

Maalmihii udambeeyay waxaa sii laba lixaad sananayay weerarda kala duwan ee ay fulinayaaan ciidanka Jaamacada Nusratul-Islami Wal-Muslimiin, waxaana dowaladaha Mali, Burkiina-Faaso iyo Niger la kulmeen weeraro kala duwan oo ay ku waayeen nolosha askar badan iyo maal intaba.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.