Monday, March 17, 2025
HomeAll NewsNustratul-Islaam Wal-Muslimiin oo Weerar Khasaare Dhaliyay Ka Fulisay Burkina-Faso.

Nustratul-Islaam Wal-Muslimiin oo Weerar Khasaare Dhaliyay Ka Fulisay Burkina-Faso.

Jamaacada Nustratul-Islaami Wal-Muslimiin oo ka Jihaadda Saxaraha iyo Saaxilka Afrika, ayaa maalmihii lasoo dhaafay khasaare culus oo isagu jira mid nafeed iyo mid hantiyeed dhabarka usaartay ciidanka Burkiina-Faaso.

Weerar ay Mujaahidiinta jamaacadu ku qaadeen bar ciidanka oo ku taalla gobolka Kolpilogo ee katirsan dlaka Burkiina-Faaso waxay ku dileen 11 askari oo katirsan xukuumadda wadankaasi, waxayna kasoo furteen hub noocyo kala duwan leh iyo 10 mooto Dhug dhugleey.

Dhanka kale weerar ay ciidanka Burkiina-Faaso kusoo qaadeen Mujaahidiinta Jamaacada oo isna ka dhacay gudaha dalkaasi ayaa lagu jabiyay askarta xukuumadda Wagadugu, waxaana looga dilay 4 askari, halka laga furtay hub noocyo kala duwan leh iyo 8 mooto labo lugooleey.

Weeraradan ay fulineyso Nustratul-Islaami Wal-Muslimiin ayaa kusoo aadaya xilli Mujaahidiintan dagaal adag kula jiraan ciidamada xukuumado kala duwan oo ka jira mandiqadda Saxaraha iyo Saaxilka Afrika.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.