Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsQoysas ku Dhaqan Duleedka Muqdisho oo ku Hanjabay Dagaal ka Dhan ah...

Qoysas ku Dhaqan Duleedka Muqdisho oo ku Hanjabay Dagaal ka Dhan ah Dowladda Fedaraalka.

Qoysas sheegay iney dhulbool kala kulmayaan Dowladda Fedaraalka ayaa ku hanjabay inay dagaal kala hortagi doonaan dadka dhacaya dhulkooda.

Dadkaan oo ku dhaqan deegaanka Siinka-dheer ee duleedka Muqdisho, islamarkaana dhawaan laga burburiyay guryahooda ayaa waxa ay sheegeen, ineysan marnaba ogolaan doonin in la qaato dhulkooda.

Waxa ay sheegeen iney dagaal kala hortagi doonaan ciidamada Dowladda Fedaraalka ee loo adeegsanayo dhulboobsaan, iyagoo udigay dadka boobaya dhulkooda.

Halkaan ka Degso Warka Qoysaska

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.