Wednesday, March 5, 2025
HomeWarka DibaddaRaalli-gelin ku Socota Akhristayaasha Webka Warbaahinta Al-Furqaan.

Raalli-gelin ku Socota Akhristayaasha Webka Warbaahinta Al-Furqaan.


Waxaan halkan raalli-gelin iyo cudur daarasho uga direynaa akhristayaasha ku xiran mareegta Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, oo aan maalmahani halkan ka helin adeegyadii warbaahineed ee ay nooga barteen.

Waxaa cillad farsamo ku timid webka, hase ahaatee hadda waa la xalliyay, wararkii iyo barnaamijyadii idin dhaafeyna waxaad ka heli kartaan webka qeybihiisa kala duwan.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.