Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsRag Isku Dayay Iney Gubaan Suuqa Burco oo Laga Hortagay.

Rag Isku Dayay Iney Gubaan Suuqa Burco oo Laga Hortagay.[DHAGEYSO]

Saacadihii lasoo dhaafay suuqa weyn ee magaalada Burco ayaa waxaa ka dhacay, isku day lagu doonayay in lagu gubo gabi ahaanba suuqaas.

Illaa 3 nin ayaa lasoo warinayaa iney isku dayeen sidii ay dab u qabadsiin lahaayeen suuqa magaalada Burco, balse markii ay dadku ka war heleen ay halkaasi isaga baxsadeen.

Arrintaan ayaa sii xoojineysa hadal heynta ah in gubashada suuqyada waaweyn ee Soomaaliya ay ka dambeeyaan gacmo Shisheeye, kuwaas oo doonaya iney cuuriyaamiyaan dhaqaalaha umadda Soomaaliyeed.

Halkaan ka Degso Warka Burco

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.