Monday, March 10, 2025
HomeAll NewsReer Gedo oo uu Saameeyay Guritaanka Webiga Daawa ee Mara Qeybo kamid...

Reer Gedo oo uu Saameeyay Guritaanka Webiga Daawa ee Mara Qeybo kamid ah Gobolka.

Dadka ku nool qeybo kamid ah gobolka Gedo ayaa wajahaya xaalado adag, kadib markii uu guray wabiga Daawa oo ay ku tiirsanaayeen.

Daawa waa wabiga sedaxaad ee mara Soomaaliya, waxaana si gaar ah ugu faa’iideysta dadka ku nool magaalooyin ay kamid yihiin Dooloow iyo Balad-Xaawo, oo kamid ah meelaha uu maro.

Dadka degan halkaasi ayaa sheegay in wabigu guray bishiui lasoo dhaafay, waxayna haatan dareemayaan khatar soo foodsaartay xoolahooda iyo beerihii ay tacbanayeen.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.