Mid kamid ah Saraakiisha Dowladda Fedaraalka oo lagu magacaabo Ceydiid Maxad Cabdulle, ayaa aad ugu calaan calay malleeshiyaad ku sugan Sh/Dhexe oo taabacsan Dowladda Fedaraalka.
Sarkaalkan oo ah hojoogayaasha mid kamid ah malleeshiyada ku sugan gobolkaasi, ayaa sheegay iney xaaladdu ku xun tahay, garab waydiistay malleeshiyo uu ukhdbeynayay oo ay cagajiid ka aragtay Dowladda Fedaraalku , iyo ineysan dagaalka uheelaneyn.
Isagoo quus ka muujiyay rejada uu ka qabo dhankooda ayuu ka dalbaday iney ucadeeyaan mowqifkooda ku aaddan dagaalka.
Halkaan ka Degso Warka Sarkaalka