Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsSawirro: Ciidamada Al-Shabaab oo ku Hooyanaya Deegaanka Ceel-Baraf.

Sawirro: Ciidamada Al-Shabaab oo ku Hooyanaya Deegaanka Ceel-Baraf.

Waxaa goordhow la baahiyay sawirro laga soo qaaday deegaanka Ceel-Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay caawa ku hooyanayaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Sawirrada waxaa lagu arkayaa dadka deegaanka oo si diiran usoo dhaweynaya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyadoo ciidamada Mujaahidiinta ay ku roondeynayaan gudaha magaalada iyo duleedkeeda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.