Senator Muuse Suudi oo kamid ah Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa isagoo ka hadlayay kulan ay magaalada Muqdisho sheegeen xibsiga Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ee UPD, ayaa waxa uu weerar afka ah ku qaaday madaxda mucaaradka.
Muuse ayaa tilmaamay in siyaasiyiinta mucaaradka ay yihiin kuwa duminaya Dowladda Fedaraalka, sidaas darteedna aan waxba lagala tashaneynin arrimaha Siyaasadda.
Waxa uu intaa ku daray in la qaban doono doorasho qof iyo cod ah, mucaaradkuna aysan laheyn awood ay ku horjoogsadaan tallaabadaas.
Halkaan ka Degso Warka Muuse Suudi