Waxaa isa soo taraya qeybaha kala duwan ee bulshada islamarkaana bogaadinaya weeraradii dhawaan ka dhacay gobalka Sh-dhexe, kuwaas oo lagu laayay ciidamo badan.
Sheekh Balli oo kamid ah culimada iyo Nabadoon Fartaag oo ah Afhayeenka Nuqabada Wilaayada Islaamiga ah ee Banaadir, ayaa waxaa falanqeyn aan dhex dhignay waxa ay si diirran ugu soo dhaweeyeen, howlgallada ka dhanka ah ee Dowladda Fedaraalka ee ka dhacay gobalka Sh-dhexe.