Wednesday, March 5, 2025
HomeAll NewsSheekh Yuusuf Kaba-kutukade oo ka Warbixiyay Dagaalladii Ugu Dambeeyay ee Sh-dhexe.

Sheekh Yuusuf Kaba-kutukade oo ka Warbixiyay Dagaalladii Ugu Dambeeyay ee Sh-dhexe.[WAREYSI]

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Sh-dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba-kutukade oo wareysi siinayay Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa waxa uu ka warbixiyay dagaalladii 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay gobalka.

Sidoo kale wax uu sheekhu ka hadlay, dagaallo maanta ka dhacay duleedka Ceelbaraf oo lagu jabiyay ciidamada Dowladda Fedaraalka, isagoona diray farriimo kala duwan.

Halkaan ka Degso Waretsiga Sheekh Yuusuf

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.