Monday, March 3, 2025
HomeAll NewsSheekh Yuusuf Kaba-Kutukade oo ka Warbixiyay Deegaannadii ay la Wareegeen ee Sh-dhexe.

Sheekh Yuusuf Kaba-Kutukade oo ka Warbixiyay Deegaannadii ay la Wareegeen ee Sh-dhexe.

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Sh-dhexe oo wareysi siinayay Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa uu kaga warbixiyay, xaaladihii ugu dambeeyay ee gobalka Sh-dhexe.

Sheekha ayaa sheegay in dhul baaxad leh oo katirsan Sh-dhexe ay la wareegeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, isagoo soo hadal qaaday dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaanka Biyo-Cade ee gobalkaas.

Halkaan ka Degso Warka Waaliga

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.